|
Akhyaartay qormadeena cayaarha waxynu maanta ku daadaheyneynaa taariikhdii Zico wuxuu ku dhashey Rio de janeiro 3-March 1953 waxaana loogu yeedhi Waxaa kale oo xusid mudan taariikhda EBID Zico inuu ahaa boqorka kubad laadista xorta ah (Free Kick) Boqorkii kubadda cagta ee aduunka PELE ayaa u qirey inuu Zico ka mid yahay 125-ka ee Aduunka ugu sareeya (GREATES)waxa kale oo intaa uu raaciyey Pele inuu Zico ahaa laacibka kaliya ee igu soo dhawaa. Haddaba xidiggan mucjisada ahaa wuxuu wadankiisa Brazil u dhaliyey 52-ba gool (SCORED} 72-cayaarood oo caalami ah una saftey koobabkii Aduunka sanadihii 1978-1982-iyo 1986-kii waxaana loo boqrey sanadkii Ka fadhiisigii ciyaareed ee kubadda cagta dabadeed (Retirement) Zico W/D-Jahuur xiddigaha.com-Ottawa |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|