• Weah Oo U Sharaxan Madaxweyne Ku Xigeen

Monorovia-Liberia-Oct-17-2011-xiddigaha.com-Ottawa-Saaxiibayaal qubanaheena cayaaraha waxynu ku eegeynaa xiddigii reer laybeeria George Tawlon Oppong Ousman Weah oo laga karilayahay madaxtinimo.

Akhyaartay xiddigan wuxuu ku dhashey caasimadda waddanka laybeeriya ee Clara Town (MONROVIA) sannadkii Oct-1-1966, labada waalid ee dhaley ayaa yaraantiisii waxay ku hamiyi jireen in uu maalin caanka noqondoono wadankiisa.

Haddaba anoo jecel inaan taariikhdiisa isboorti soo koobo Goarge Weah 14-kii sanno ee uu kubadda ciyaarayey wuxuu la soo kifaaxay naadiyadii ka dhisnaa France,England,,iyo Italy wuxuuna ku guuleystey horyaalo saddexdaa waddan ee aynu soo sheegney.Weah waxaa loo magacaabey 1995-kii FIFA World Player of the year,European Footballer of the year,iyo African Footballer of the year,wxuuna ahaa ciyaaryahanka kaliya ee FIFA World Player of the year ee ku guuldareystey in kooxdiisa qaranka Liybeerya u soo baxdo ciyaaraha kubadda cagta ee aduunka.

Haddaba muxuu ku suusey ama u leexdo xagga siyaasadda walow aynu ogsoonahay inoo ku hungoobey doorashadii madaxtinimada ee ka dhacdey waddankiisa Leybeeriya 1995-kii,waxaana iska reebey wareegii labaad ee doorashada Ellen Johnson Sirleaf.

Haddaba Saaxiibkeen George Weah wuxuu u sharaxanyahay 2011 madaxweyne ku xigeenka waddanklisa waa haddii uu ku guleysto Winston Tubman madaxweynimada, waxaynu u rajeyneynaa saaxiibkeen Weah inuu ku guuleysto.

W/D Jaahuur, Email: gahuur@hotmail.com.
xiddigaha,com

 



Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line