• HAMBALYO: Dhalasho

Dhamaan reerka Shagaxle iyo Carab Saqiir waxay si wada jir ah hambalyo dhalasho ah ugu dirayaan Ahmed Ducale iyo xaaskiisa Hoda Abdirahman Shagaxle oo dhawaan ay gabar ugu dhalatay magaalada Toronto. Gabadhan oo loo bixiyay Amira . Waxaanu leenahay Amira Yarey Eebe ha kaa dhigo tii diinteeda, dadkeeda iyo dalkeeda anfacda
Amiin Amiin Amiin

Shabakadda xiddigaha.ca iyo wargeyska Somali Canadian Times oo ku hadlaya magaca dhamaan bahweynta sportiga ee Toronto ayaa hambalyo taa la mid ah u dirayaa Ahmed Ducaale oo ka tirsan kooxda Somali United iyo xaaskiisa Hoda Abdirahman Shagaxle

 



 

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line