• Nadiga Comsed fc oo ku guuleysatay koobkii 1da August ee Puntland

 

Nadiga Comsed fc Ayaa Ku Guuleystay Ciyaarti Munasabadi Puntland ee 1da Agusto. Ciyaartan Ayaa Aheed Ciyaar aad iyo aad looso agaasimay waxana wada ciyaaray Daljir vs Comsed fc oo Ka Dhisan Garowe iyo Galkcyo


Ciyaartan Ayaay Waxay Ku bilaabatay Sawaxan Caadi Aheen Waxana Ka Soqeeb Galay Masuuliyen Ka Kala Socda Mamulka Puntland iyo UN iyo dadweyno Faro badan Waxayna qeybti hoe ee ciyaarta ay k u dhamatay 0 0.

Qaybti labaad Ayaa Bilabatay Weerar iyo Weerar Cilis Waxay Isku Mari Waayen 0-0.

Intaa kadib waxana lodhigay Riqooriyaal. Rigooreyaashan ayaa waxaa ku Ku So Gabo Gaboday 4 2 OO Aay Ku Badisay Nadiga Comsed fc Waxana Halkas Lagu Gudoonsiiyay koobkii .

Kooxda Daljir ayaa iyduna la siiya Koobki kaalita 2aad.
Koobakan ayaa waxaa bixiyay Wasiirka Shaqaada iyo Shaqaalaha Ciyaaraha Abdiwali Indha Guraan

Wabilaahi Towfiq

Abdiqani Khalif Ahmed ( Carabey )

Tel: +25290621638

Galkayo Somalia


 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line