• Columbus Ohio Champions

     

Kooxda kubadda cagta ee Columbus Ohio ayaa ku guuleysatay koobkii la magac baxay Columbus Day Cup.

Kooxdan ayaa labadii kullan ay la yeelatay kooxda Washington DC ay kulankii hore kaga badisay 3-1. Halka ciyaartii labaadna ay 3-0 ku kala dirtay.

Maqaalkaan oo maqal iyo muuqaalba ah iyo sawirdii goor dhow la soco




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line