|

France-Jan-03-2012-xiddigaha.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa tababarihii reer Italy Carlo Ancelotti oo u boqooley xagaaiyo Fransiiska iyo kooxda Paris Saint Germain.
Tababare Ancelotti oo a’haan jirey xiddigihii Talyaaniga u soo kifaaxay 80-dii hawlgabkiisii wuxuu ku soo caan baxay markii Naadiga Chelsea uu Tababare u noqdey dardartii uu Ancelotti la soo galey Chelsea ugu horeyntiiba wuxuu ku guuleystey Horyaalka iyo FA-ga halka uu Naadiga Ac-Milana u horseedey iney ku guuleystaan 2-Horyaal iyo 1-hal koobka Yurub.
Carlo Ancelotti oo 53-jir ah Muxuu ku soo kordhin doonaa kooxda taajiriinta ah ee Paris Saint Germain ee reer Fransa? kadib intii uu ka maqnaa shaqadiisa Tababarinimo oo gaadheysa 8-eed bilood.
W/D-Jaahuur-Ottawa
xiddigaha.com
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|