• SOO DHAWEYNTII CABDI DHEEG

Waxaa magaalada Toronto booqasho gaaban ku yimid Mudane Cabdi Dheeg.

Bahweynta sportiga ee reer Toronto oo ka faa'iideysanaya fursadan ayaa waxay mudane Cabdi Dheeg u qabteen casho sharaf soo dhaweyn ah.

Casho sharaftan ayaa waxaa ka soo qeybgalay rag magac iyo maamuus ku leh sportiga Somaliya iyo marti sharaf kale.

Ereyadii ay soo jeediyeen qaar ka mid ah dadkii halkaasi isugu yimid oo maqal iyo muqaal ah halkan hoos ka daawo

 

W/D Mohamed Busuri

 

 




Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line