Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Isboortiga Toronto , waxaa ay tacsi u dirayaan xiddighii kooxda kubadda koleyga ee Badda iyo xulka qaranka Abdulkadir Hagji Dahir (Shiikha), iyagoo ugu tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku tiimid walashii Amina Hagi Dahir oo ku geeriyootay magaalaada Muqdisho

Waxaan allaha awoodda badan uga baryaynaa marxuumta inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan Eebe la siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Tacsidan waxaa diraya dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin;

Macallim Tuke

Macallim Musse

Mohamed Aweys "Awbaari"

Mohamed Farah "Debdamis"

Macallim Bruno

Macallim Cabdi Dheere

Farah Oday

Xaji Axmed Abukar "Axmadey B"

Mukhtar Mohamed Ahmed "Mukhtar Cuti"

Mohamed Haji Urey

Abdi Adan Jabril

Gutale

Mohamed Farah Qambi

Abdi Deputati

Saciid Farah

Ahmed Tuke

Hassan Tuke

Abdirashid Jamaalo

Mohamed Mohmud

Nuuraye

Ali Gaab

Liban Bashir

Dhabaryare

Ada

Abdirisaq Dhuux

Saida Wariri

Sadia Jakom

Hawo Hilowle

Da'uud Dheere

Oday Mursal

Hassan Harbi

Abdisamed Sh. Qasimi

Said Dhuuni

Abdihakim Hurre "Abdihakiim Ottawa"

Mohamed Busuri

Anwar Tabit

Hussein Hagi

Musse Dhiblawe "Musse Abti"

Mohamed Ganey, Dirie Bile iyo Aalow

____________________________________________________________

1)DR. Cali Cusmaan Cali
2)Aweys Muse Arbow(Aweys Fundi)
3)Cabdulqaadir Xasan Cadde(Caydiid Jeenyo)
4)Cabdirisaaq Cali Aar(Cali Mataan)
5)Jaamac Cali(Jaamacey)
6)Yusuf Marshaale
7)Inj.Cumar Shkhey(Gudoomiyaha jaaliyadda Atlanta)
8)Cabdirashid Blastiko
9)Cabdicasiis Axmed Mahdi
10)Xamza X.Xamza(Gud. Isboortiga ee Kentuky)
11)Axmed cabaas Busuri
12)Bashir Geele
13)Mahad 3 Point
14)Cabdulaahi Afrikaano
16)Nafiso Cabdiqafaar Cali
17)Maxamed Suufi Abasheikh(Madaxa Dahabshil ee Atlanta)
18)cabdulaahi Nuur Kolombo)
19)Amin Caamir Maxamed
20)Maxamed Muslimiin
WAXAY DHAMAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN MUCJISADDA KUBADDA KOLEYGA SOOMAALIYEED MUDANE CABDULQAADIR XAAJI DAAHIR (SHIIKHA) OO WALAASHIIS MARXUUMAD AMINA XAAJI DAAHIR DHAWAAN KU GEERIYOOTAY MAGAALADDA MUQDISHU...WAXAANA ILAAH UGA BARYEYNAA IN UU JANADIISII FARDAWSA AHEYD KA WARAABSHO EHELADII AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO(INA LILAAHI WA INA ILAAH RAAJICUUN)