|
Ciyaarta Semi-finalka ee tartanka Somali Soccer Week 2011 ayaa waxaa wada ciyaari doonaa kooxda Somali United iyo Banadir. Banadir ayaa iyadu Iftin isaga soo reebtay rigooreyaal (Penalty), kadib markii ay waqtigii loogu talo galay ay isla dhaafi wayeen 2-2. Sidoo kale Somali United ayaa iyaduna si fudud ku soo martay Seif FC kadib markii ay 2-0 kaga soo taqalustay. Ciyaartan semi-finalka ayaa la filyaa iney noqoto mid aad u xiiso badan, waayo labadan kooxood ee Banadir iyo Somali United ayaa ah laba kooxood oo aana kala dhicin. W/D Mohame Busuri |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|