| 
Marseille-Dec-17-xiddigaha.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xiddigga reer Ghana iyo Marseille oo ku guuleystey ciyaaryahanka kubadda cagta ee Afrika 2011 ee BBC.
Xiddigan oo 21-tan jir ah una dhashay waddanka Ghana kana mid ahaa xulkii qaranka guusha ka soo hooyey koobkii adunka ee lagu qabtey Koonfur Afrika ayaa kala direy markii food loo qaadey(VOTE) ciyaaryahana sumcad ku leh Afrika iyo Aduunka qaarna abaal marintan hore ugu guleystey oo kala ah Yaya Toure,Gervinho,Samuel Eto’o, iyo Seydou Keita.
Waxaan aad ula yaabey markii la ii magacaabey Abaal marintan kana guuleystey ciyaaryahano waaweyn oo horeyna u guuleystey,waxaana u maleynayaa iney ii foodeen Ghana,Afrika,iyo Aduunkaba.
Magacaabidda shanta ciyaartooy waxaa soo xuley khuburo kubadda cagta,waxaana la weydiiyeyiney magacaabaan saddex ciyaartooy xulashana eegin kuna doortaan xag farsamo,shaqsiyad,wada shaqeyn,ciyaarwanaag iyo wixii la mid ah.
W/D Jaahuur-Ottawa
xiddigaha.com
|


Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line
|
|